Madaxweyne Putin oo qaaday talaabo walaac cusub ku abuurtay Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray abaabul militari oo cusub, isagoo maanta wacad ku maray inuu adeegsan doono wax kasta oo uu heli karo si uu u ilaaliyo dhulka Ruushka. Tallaabada uu Putin qaaday ayaa timid kadib markii gobollada Moscow ay haysato ee Ukraine ay ku dhowaaqeen afti ay ugu biirayaan Ruushka. Codbixintan oo Kyiv … Continue reading Madaxweyne Putin oo qaaday talaabo walaac cusub ku abuurtay Ukraine